Sunday 28th August 2016

DEG DEG AKHRISO: Madaxweynaha Jubbaland oo ku dhawaaqay Gollihiisa Xukuumada

May 18, 2016 - Written by admin

KISMAAYO(PTIMES)- Madaxweynaha dawladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa goor dhaw ku dhawaaqay xubnaha gollihiisa Xukuumada, kuwaas oo laga sugeyey 9-kii bilood ee lasoo dhaafay.

Madaxweynaha ayaa gollihiisan cusub ay ka dhex muuqdaan xubno horey uga mid ahaa iyo wajiyo cusub, waxaana lagu sheegay gollahan cusub kuwa wax badan ka bedeli doona xaaladda Jubbaland.

Gollahan cusub ayaa ka kooban 17 wasiir iyo kuxigeenadooda oo tiro guud isku ah 34 Shaqsi, taas oo ah markii ugu horeysay oo Xukuumad intaas le’eg loo dhiso Jubbaland.

Liis1

Liis2

 

(Waxaa aragtay 890 )

Comments

comments

FEATURES


















Like Our Facebook Page
Mudane Cali Xaaji Warsame