Daawo:Actorka Ku Jiray Filmka Captian Phillips Ee Barkhad C/raxmaan Oo Soo Dhigay Film Cusub

Film cusub oo lagu magacaabo A Stray, ayaa laga daawan doonayaa shineemooyinka maanta, kaasoo ka hadlaya nolosha Soomaalida Minneapolis. Waxaana dhigaya actarka ku jira Captian Phillips ee Barkhad Abdirihman iyo Fathia Absie oo ayadana dhigtay isla markana qortay The Lobby.

Sidoo kale, filimkaan ayaa waxaa ka qeyb qaadanaaya majaajiliistaha Happy Khaliif iyo Feysal Khaliif oo qeyb ka ahaa jilayaasha Captian Philips.  A Stray, ayaa ku saabsan wiil Somali ah oo Minnesota ku nool, kaasoo nolasha ka dhacaya markey hooyadiis ku eedeysay inuu dahab ka xaday, wuxuuna weynayaa meel uu seexdo iyo wax uu cuno, isagoo weheshanaya Eey oo uu saaxiib ka

Comments

comments


Shabakada Puntlandtimes.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail farahabdulkadir710@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.