Michy Batshuayi : Waxaan Go`aan Ku Gaaray In Aan Dagaal Galo Costa

Michy Batshuayi ayaa muujiyay in uu dagaal xooggan u galayo in boos joogto ah uu ka helo shaxda kooxda Chelsea .

Wargeyska The Sun ayuu Michy Batshuayi ka sheegay in go`aan uu ku ku gaaray in uu waddo waliba u maro sidii booskiisa Chelsea u xajisan lahaa .

Arintaan ayaa imaaneysa xilli wararka qaar sheegayaan in laacibkaan uu amaah ugu laabanayo kala wareegga soo socda kooxdiisii hore eeĀ Marseille

Laacibkaas ayaa dhawaanahaan ka sheegtay fursad yari ku qabsatay kooxdaas iyadoo keydka uu saaxib dhaw la nqoday

Waxa uu haatan sheegay in uu dagaal la galayo Costa oo muhiim ka ah shaxda asaasiga tababare Conte ee Chelsea

Comments

comments


Shabakada Puntlandtimes.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail farahabdulkadir710@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.