Dagaal culus oo ka socda Galbeedka magaalada Gaalkacyo

GAALKACYO(PTIMES)- War deg deg ah oo Puntlandtimes ka soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in rasaas culus laga maqlayo magaalada Gaalkacyo, gaar ahaana Galbeedka magaalada.

Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyo ka soo jeeda Galmudug ay weerar ku soo qaadeen ciidamado ku sugnaa Galbeedka magaalada, laakiin ay ciidamadaas iska difaacen weerarkaas.

GOOR DHAW FILO FAAHFAAHINTA

brea

Comments

comments


Shabakada Puntlandtimes.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail farahabdulkadir710@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.