Dagaal culus oo ka socda Galbeedka magaalada Gaalkacyo

GAALKACYO(PTIMES)- War deg deg ah oo Puntlandtimes ka soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in rasaas culus laga maqlayo magaalada Gaalkacyo, gaar ahaana Galbeedka magaalada.

Ilaa hada faahfaahin dheeraad ah lama hayo, base warar soo baxay ayaa sheegaya in ay maleeshiyada Galmudug oo maalmihii lasoo dhaafay lagu aruurinayey Galbeedka magaaladu ay weerar

GOOR DHAW FILO FAAHFAAHINTA

Comments

comments


Shabakada Puntlandtimes.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail farahabdulkadir710@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.