DHAGEYSI XASAASI AH: Taliska ciidamada Puntland oo fariin xasaasi ah u diray Shacabka Boosaaso

GAALKACYO(P-TIMES)- Taliyaha guud ee ciidamada Booliska Puntland Jen, Cabdulqaadir Faarax Shire Ereg oo warbaahinta kula hadlayey magaalada Gaalkacyo ayaa si kulul uga hadlay dilalka qorsheysan ee kadhacaya magaalada Boosaaso iyo sida ay Shacabku ula shaqeyn la’ayihiin ciidamada Shacabka.

Taliyaha ciidamada Booliska ayaa sheegay in looga baahan yahay bulshadu in aysan qarsan cadowga dilaya labeentooda, sidaas awgeedna ay soo wargaliyaan ciidamada Amniga.

Jeneraal Ereg wuxuu balan qaaday in aan la bixin doonin xogta shaqsiyaadka iyo dadweynaha xogaha la wadaagaya ciidamada, isagoo sheegay in Askarigii lagu helo isago bixinayo sirtaas Cadaaladda la horkeeni doono, lagana ceyrinayo Shaqada.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO


ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

 

Comments

comments


Shabakada Puntlandtimes.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail farahabdulkadir710@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.