Laacibka Asia : Kooxdayda Riyada Waa Arsenal

Hogaamiyaha UAE Iyo Kooxda Al Ain Ee Omar Abdurahman ayaa Sheegay inuu jecel yahay aadista Yurub Iyo Kooxda kuciyaarta Emirates Stadium.

Markii lawaydiiyay Kooxda uu jecel yahay, haddii uu aado Qaarada Yurub Wuxuu sheegay in Arsenal ay Tahay Kooxdiisa Riyada oo Ay Ujiidi karto Yurub.

Dhawaan ayay ahayd markii Xidigaan 24jirkaa loocaleemo saaray Laacibka Qaarada Baaxada Wayn Ee Asia Xafladii kadhacday Dubai.

Kooxda Manchester City Ayuu kudhawaaday Sanadkii 2012 Inuu kubiiro Laakin Waxaa KaHor istaagay Dhaawac Mudo uu Lamaqnaa Oo Kubka Ah.

Warkaan Ayaa Farxad u ah Taageerayaasha Arsenal Maadama Xidigaan Lagu Naaneso Messi ga Asia U Qirtay Suu Ujecelyahay Jacaylka uu u qabo Kooxda Macalin Arsene Wenger.
By Geelle Siciid Geylan

Comments

comments


Shabakada Puntlandtimes.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail farahabdulkadir710@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.