DEG DEG+DHAGEYSI XASAASI AH: Maamulka G Mudug oo si adag uga hadlay Xil ka qaadistii M/weynaha Galmudug & Xaaladda Gaalkacyo

GAALKACYO(P-TIMES)- Dawladda Puntland ayaa ka hadashay arrimaha ku saabsan Is qabqabsiga ka taagan magaalada Cadaado, gaar ahaana Xildhibaanada Galmudug oo xilkii ka qaaday, waxaana ay sheegeen in aysan waxba saameyn ah ku yeelan doonan xaalada Gaalkacyo.

Gudoomiyaha gobalka Mudug Xasan Max’ed Khaliif ayaa sheegay in ay arrimaha Gaalkacyo ka wada hadl doonaan Odayaasha dhaqanka ee gobalka Mudug ee labada dhinac.

Abgaalow wuxuu sheegay in ay arrinta Gaalkacyo oo kaliya ay u taalo dadka magaalada, isla markaasna wax kasta oo kus aabsan wada xaajoodyadan heshiiskii la taaban galin doono.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

Comments

comments


Shabakada Puntlandtimes.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail farahabdulkadir710@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.