LA OGAADAY: Xildhibaanadii ay diideen Beesha Caalamka & Guddiga Xallinta Khilaafaadka miyey codeyta maanta ah ka qeybgalayaan?

MUQDISHO(P-TIMES)- Sidda laga dheehanayo magacyadda xubnaha Xildhibaanada ee hadda la yeerayey waxaa ku jira xubnihii ay horey u diideen beesha Caalamka iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinkii Dad-banaa, waxaana laga dhex arkayay kalfadhiga, iyadoo ay codeynayaan Xildhibaanadii lagu muransanaa ama dacwadu ka taalay.

Sidaas oo kale shantii xubnood ee ay dhawaan diideen Hogaamiyaasha Madasha Wadatashiga Soomaalida , ayaa iyana hadda codeynaya, taas oo muujinaysa in aan cidna go’aankodu shaqeynin.

Guddigii Xallinta Khilaafaadka ayaa waqtigiisii dhamaaday, sidaas oo kale xubnihii ay diideen ayaa kalfadhiga maanta joogana, gudanaya waajibaadka Dastuuriga ah ee loo soo doortay.

SI AAD U DAAWATO DOORASHO SI TOOS AH RIIX HALKAAN

Comments

comments


Shabakada Puntlandtimes.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail farahabdulkadir710@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.