TOOS U DAAWO: Doorashada Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya oo bilaabatay & Warar cusub

MUQDISHO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes si toos ah uga daawo Doorashada gudoonka baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya oo ay hadda ku tartamayaan afar musharax oo kala ah, Maxamed Sh Cismaan Jawaari, Cabdirashiid Maxamed Xidig, Cabdifitaax Geeseey iyo Dr, Dakhtar.

Guddoonka KMG ah ee baarlamaanka Soomaaliya Cismaan Cilmi Boqorre ayaa hadlaya wuxuuna Xildhibaanada u sharaxayaa sida loogu baahan yahay in ay daganaanshaha ka shaqeeyaan.

Xildhibaano cusub ayaa la dhaariyey hadda, waxaana ka dib toos u bilaaban doonta Doorashada Guddoonka baarlamaanka Faderaalka, gaar ahaana Afhayeenka baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

 

ISHA KU HAAY XOGTA KALE AAN QORAYNO RIIX HALKAAN

 

Comments

comments


Shabakada Puntlandtimes.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail farahabdulkadir710@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.