WAR DEG DEG AH: Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la doortay

MUQDISHO(P-TIMES)- Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah wareegii koowaad ugu codeeyey in uu gudoomiye baarlamaan noqdo Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari oo ka guuleystay Cabdirashiid Maxamed Xidig oo saaka helay codad uusan fileyn.

Prof Jawaari ayaa helay codad dhaafay ilaa hadda halkii laga doonayay oo ahaa 142 cod, waxaana si cad u muuqatay in uu guuleystay.

Jawaari wuxuu dhigay maanta Taariikh cusub oo aysan horey u dhigin Gudoomiyaashii baarlamaan ee ka horeeyey.

Guusha Jawaari waxay ka dhigan tahay goor dhaw naga sug.

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

Comments

comments


Shabakada Puntlandtimes.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail farahabdulkadir710@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.