WAR DEG DEG AH: Madaxweynaha Puntland oo Khudbad Xasaasi ah ka jeedin doona goor dhaw PuntlandTV

BOOSAASO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa khudbad xasaasi ah oo ka hadli doonto Doorashada Soomaaliya, Amniga Puntland, Horumarka dawladdiisu gaartay iyo Sadexdii sanno ee lasoo dhaafay wixii uu qabtay wuxuu goor dhaw ka jeedin doonaa Warbaahinta dawladda leedahay, gaar ahaana Raadyaha iyo Telefishinka PuntladTv/Radio.

Madaxweynaha ayaa khudbad toos ah oo sannadle ah jeedin doona 07:30fiidnimo, xiliga Soomaaliya, waxaana khudbaddan ay ahayd mid si aad ah loo sugayey labadii maalmood ee lasoo dhaafay.

Mudane Gaas ayaa lafilayaa in uu ka hadlo arrimaha doorashooyinka ee kasocda Muqdisho, oo uu ka mid ahaa raggii sida aadka ah wax uga abaabulay arrimaha doorashooyinka hadda socda.

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

 

Comments

comments


Shabakada Puntlandtimes.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail farahabdulkadir710@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.