WAR DEG DEG AH: Tirinta Wareegga labaad oo la aadayo iyo Xog xasaasi ah oo ku saabsan Doorashada

MUQDISHO(P-TIMES)- Tartanka doorashada Gudoomiye kuxigeenkakoowaad ayaa socota, waxaana xubnaha ilaa hadda la kala helay ay kala yihiin Shariif Muudey oo helay 110 Cod iyo Faarax Sh Cabdulqaadir oo helay 96 cod, waxaa haray hadda Siciid Xuseen Ciid oo halay 18 Cod,Khaalid Maxamed Macow oo helay 8 cod, Jaylaani Iikar 4 oo helay cod  iyo Khadiijo Maxamed Diiriye oo heshay 24 cod.

Sida loo kala helay codadkan waxay ka dhigan tahay in la aadi doono wareegaa labaad oo ku saabsan doorashada Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya.

Wareega labaad waa adag tahay, waxaana aan wali saadaalin laga bixin karrin xubnaha soo bixi doona, waxaana adag doorashada Tartankeeda.

Wax kasta ayay bixinayaan hadda musharaxiintu waxaana hadda la siiyeey jaanis ay isku wareysan karaan.

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

Comments

comments


Shabakada Puntlandtimes.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail farahabdulkadir710@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.