WARARKA CIYAARAHA: Wararka Ugu waa wayn Suuqa Kala Iibsiga Saaka

Arsenal,oo qorshaynasa udhaqaaqida, daafaca reer England iyo Kooxda Man Utd Chris Smaling ,Tababare arsene Wenger Ayaa,muddo isha kuhayay adeega Xiddigan laakiin wuxuu loolan, lagalayaa Kooxda Everton.

Ronald Keoman Oo qorshaynaya Inuu 50M udhaqaaqo Xidigiisi,hore ee Kooxda ,Southampton Van Dijk,(Sunday Telegraph).

Memphis,Depay Ayaa dad kudhaw usheegay,inuu kadhaqaaqayo Man Utd, Bishaan Si Uu Mustaqbalkiisa, ubadbaadiyo,(The Mirror).

Joe Hart Ayaa doonaya,inuu, kusoo laabto Horyaalka,EPL Xilli Liverpool Lala Xiriirinayo,(The Indepedence)

Wakiilka Xidiga Reer Ivory Cost ,iyo kooxda Man City Yaya Toure Ayaa sheegay Inuu wadahadal,lagalayo madaxda Kooxda si ,mustaqbalka Xidigaan Looxaliyo,(Daily Mail)

Da’ayarka Kooxda Arsenal ,Gediom Zalalem Ayaa diirada Usaaran Kooxda ,Kudheesha Signal Iduna Park,ee Dortumond.(Bild)

Paul,Clement Ayaa,loo Magacaabi Rabaa,Macalinka Cusub ,ee Swensea City.( Sun)

Bayern Munich Ayaa kudhaw Xidiga,diirada Usaarna,Chelsea Ee Fauzi,Ghoulam.(CalcioMercato)

Aabaha,James,Rodriguez Ayaa,sheegay in Wiilkiisu,uu baaqi kusii Ahaan,doona Realmadrid. (AS)

TURJUMAY: Geelle Siciid Geylan

 

Comments

comments


Shabakada Puntlandtimes.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail farahabdulkadir710@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.

.