News By Mohamed Yusuf Yasin

Wararkii ugu dambeeyey xafladda caleema saarka Farmaajo iyo liiska madaxda kasoo qeybgashay
Xafladda caleemosaarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hadda si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Muqdisho, waxaana halkaas isug yimid madax kala duwan. Haddaba waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa madaxda ugu ...
SAWIRRO: Hay’adda SAVE THE CHILDREN oo gaadiid Caafimaad ku wareejisay Wasaaradda Caafimaadka Puntland.
GAROOWE(P-TIMES)- Hay'adda SAVE THE CHILDREN ayaa ku wareejisay Wasaaradda Caafimaadka PUntland sadex baabuur oo loogu talo-galay baahiyaha caafimaad ee ka jira gobalka Karkaar in wax looga qabto, kuwaas oo qeyb ...
FALANQEYN XASAASI AH: Imaanshaha Madaxda Kenya & Itoobiya ee Caleema Saarka M/weyne Farmaajo maxay uga dhigan tahay dawladdiisa
MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxda ugu sareysa dalalka Kenya & Itoobiya ayaa aqbalay Casumaad ay Madaxtooyada Soomaaliya ay u dirtay, waxayna tageen magaalada Muqdisho oo ay hadda kaga qeybgalayaan Munaasabadda Caleema-Saarka. Madaxweyne Farmaajo ayaa ...
UPDATE: Amniga oo la adkeeyey iyo Xafladda Caleema Saarka Madaxweynaha oo dhacaysa
MUQDISHO(P-TIMES)- Waxaa aad loo adkeeyay ammaanka Magaalada Muqisho, maadaama maanta ay dhaceyso xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo). Ciidamada Dowladda Federaalka qeybahooda kala duwan ayaa aad u adkeeyay ...
AKHRISO: Waa kuwee Madaxda ka qeybgalaysa Caleema Saarka Madaxweyne Farmaajo.
Madaxweyne Farmaajo ayaa bari lagu caleemo saari doonaa Muqdisho waxaana la filayay iney madax badan kasoo muuqdaan xaflada balse waxaase durba muuqata in madaxda qaar ay ka baaqsadeen xafladaan. Warar lagu ...
XOG XASAASI AH: Ma laga maarmi karay Xafladda Caleema-Saarka M/weyne Farmaajo, Xili Abaaro baahsan ay jiraan & Kharashka ku baxaya Meeqa dhan yahay?
MUQDISHO(P-TIMES)- Shacabka Soomaaliyeed ayaa filayey in hoos loo dhigo oo laga gudbo Nidaamka kudhisan Qaabka laga gudbay ee Caleema-Saarka Hogaamiyaasha Africada Madobay ay caanka ku yihiin, taas oo u muuqata ...
DHAGEYSO+SAWIRRO: Dawladda Puntland oo si adag uga jawaabtay Eedeyn loo jeediyey Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Puntland
GAROOWE(P-TIMES)- Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Puntland ayaa si adag uga jawaabtay warbixino laga baahiyey oo sheegayay in ay qeybisay daawo xoolaad dhacday oo lagu talaalay xoolaha Puntland, taas oo ay ...
XOG RASMI AH: Siyaasi loo badinayo In loo magacaabo R/wasaaraha Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho & Amnigiisa oo ay la wareegen ciidamada DFS.
MUQDISHO(P-TIMES)- Isbedel weyn ayaa ku yimid Sadaasha xilka Ra’iisul wasaaraha  saacadihii lasoo dhaafay kadib markii ay Ahlu Sunna usoo ruuqaansatay Muqdisho, waxaana soo gaaray magaaladaas wakiilo ka socda dhinacyada kala ...
DEG DEG+AKHRISO: Mid kamid ah Wasiiradda DF Soomaaliya oo si adag uga hor yimid go`aan ka soo baxay M/weyne Farmaajo
Madaxweyne Farmaajo ayaa dhawr jeer ku celceliyey inuu Boqol kun oo Dollar siin doono ciddii soo sheegto aqbaar ku saabsan qaraxyada Al-Shabaab iyo meelaha laga soo abaabulo. Haddaba waxaa arrintaas kasoo horjeestay ...
XOG RASMI AH: M/weyne Farmaajo oo dalab xasaasi ah u diray Madaxda dawlad gobaleedyada oo dhan..
MUQDISHO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes.com ayaa ogaaday in uu shir khaas ah u iclaamiyey Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxda dawladdaha xubnaha ka ah dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, kuwaas oo ...

Next Page »