News By Mohamed Yusuf Yasin

WARKII U DAMBEEYEY: Xaaladdihii ugu dambeeyey ee Gaalkacyo & Galmudug oo eedeysay Puntland
GAALKACYO(P-TIMES)- Wararkiiugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in ay wali cakiran tahay xaaladda magaaladaas oo ay dhinacyada hubeysan ee Puntland & Galmudug wali ...
DEG DEG+SAWIRRO: Madaxweyne Gaas oo Heshiisyo muhiim ah la saxiixday Dalka Shiinaha
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmihii u danbeeyay booqasho rasmi ah ku joogay dalka Shiinaha ayaa masuuliyiinta State-ka Zhoushan waxay Dawladda Puntlnd ...
DEG DEG+AKHRISO: Xasan Sh Mohamud oo Afka qeylo ku shubtay, si adagna uga hadlay Dadaalada Beesha Caalamka…
MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee dawladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa afka qeylo ku shubtay, wax yar ka dib markii ay Puntlandtimes.com ogaatay in laga wareejiyey hanaanka doorashada ee ...
DHAGEYSI XASAASI AH: Dawladda Puntland oo ku dhawaaqday war xasaasi ah oo ku saabsan Doorashada Muqdisho
GAROOWE(P-TIMES)- Dawladda Puntland ayaa ku dhawaaqday in aysan aqbali doonin doorashada xubno ka soo jeeda Puntland oo ka dhacda magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya. Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland Eng Cabdi Xakiim ...
AKHRISO XOG CUSUB: Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda Gaalkacyo & Xog soo gaartay PTIMES.
GAALKACYO(PTIMES)- Wararkii ugu dambeeyey oo ay PTIMES ka heshay magaalada Gaalkacyo ayaa caawa sheegaya in ay degan tahay xaaladda magaaladu, isla markaasna ay ciidamada labada dhinac kala joogan goobahoodii. Puntlandtimes ayaa ...
DEG DEG+AKHRISO: Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo diiday Aqbalidda Kursi doorashadiisu Cadaado ka dhacday.
MUQDISHO(P-TIMES)- Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Dad-ban ee Soomaaliya ayaa si cad u diidey kursi shalay lagu tartamay oo ay doorashadiisu ka dhacday magaalada Cadaado ee Galmudug. Guddiga ayaa diiday mid kamid ah ...
XOG RASMI AH: QM & Ra’iisulwasaare CC Sharmaake oo Fashiliyey qorshe halis ah oo ay wadeen DAMU JADIID…
MUQDISHO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes.com ayaa ogaaday in ay Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Ketaing iyo Ra`iisulwasaare Sharmaake ay fashiliyeen qorshe mudo dheer ay ka shaqeynayeen kooxda ...
XOG SUGAN:- PTIMES oo ogaatay Ujeedada Socdaalka M/weyne kuxigeenka Puntland ee Muqdisho,Yaase kuwehlin doona iyo warar cusub.
MUQDISHO(PTIMES)- Warsidaha Puntlandtimes.com ayaa ogaaday in wafdi kasocday Dawladda Puntland, uuna hogaaminayo Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng, Cabdixakiim Xaaji Cumar Camey ay kusii jeedan maalmaha soo socda magaalada Muqdisho ...
SAWIRRO: Wasaaradda Deegaanka Puntland & Midowga Yurub oo ka wada hadlay Arrimaha deegaanka
Wafti balaaran oo ay hogaaminayso Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaliya Miss. Veronique Lorenzo oo ay la socdaan Ergada midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa booqasho ku yimid xarunta dhexe ee Wasaarada ...
DEG DEG: Al- Shabaab oo Isgaarsiinta ka jartay Koonfurta Mudug & Xaalad cakiran oo kataagan
CADAADO(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalooyinka Cadaado & Xarardheere ayaa sheegaya in gabi ahaanba Isgaarsiintii ay kooxda Al- Shabaab si toos ah uga damiyeen dhul masaafo ahaan ...

« Previous PageNext Page »