News By kooxda

RW Sharmaake oo kulan Xasaasi ah la leh Madaxda Galmudug, kuna Hoyanaya Cadaado
CADAADO(PTIMES)- Warar hordhac ah oo Warsidaha Puntlandtimes ka soo gaaraya magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah u ah Galmudug ayaa sheegaya in uu Raysalwsaaaraha dawladda Faderaalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmakae, ...
RW Sharmaake oo soo gaaraya Garoowe & Ujeedada Socdaalkiisa?
GAROWE(PTIMES)- Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa goor dhaw soo gaaraya magaalada Garoowe ee caasumada Puntland, isagoo hogaaminaya wafdi ka socda dawladda Soomaaliya. Socdaalka Sharmaake ee Puntland ...
DHAGEYSO DOOD XASAASI AH: Dood kulul oo dhexmartay Waxgaradka Galmudug & Puntland?
GAALKACYO(PTIMES)- Radio Daljir ayaa dood xasaasi ah u qabatay Waxgaradka labada dhinac ee gobalka Mudug, gaar ahaana Nabadoonada kala Yaasiin Cabisamad Cumar & Cali Diiriye Alloore oo ka soo kala ...
XOG RASMI AH: Galmudug Oo ku dhawaaqdo Nabad aan Sharuud kuxirneyn & Xog soo baxaysa…
GAALKACYO(PTIMES)- Xogo Hoosaadyo uu ka helay Warsidaha Puntlandtimes.com magaalooyinka Gaalkacyo & Cadaado ee gobalada Mudug & Galguduud ayaa sheegaya in saacadaha fooda nagu soo haya ay kooxaha Huwanta, gaar ahaana ...
SAWIRRO: WAR DEG DEG AH Oo naga soo gaaray Maxjarka Gaalkacyo & Masuuliyiin booqday..
GAALKACYO(PTIMES)- Masuuliyiinta degmada, Gobalka & Xubno kamid ah Maamulka Gobalka Mudug ayaa saaka ka qeyb-qaadanaya dhismaha Maxjarka magaalada Gaalkacyo oo ay kooxo Qaswadayaal ah diidan yihiin goobahaas laga dhiso, laakiin ...
WARKII U DAMBEEYEY: Waa sidee xaaladda magaalada Gaalkacyo & Rasaas la maqlayo..
GAALKACYO(PTIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ay saaka degan tahay xaaladda magaaladu, gaar ahaana meelihii maqribnimadii shalay galab ay ka dhaceen dagaalada qaraar ...
SAWIRRO: Xaggee caawa kusugan yihiin ciidamada Difaaca ee dawladda Puntland iyo Wararkii u dambeeyey?
GAALKACYO(PTIMES)- Ciidamada Difaaca ee dawladda Puntland ayaa caawa ku hoyana halkii ay maanta dagaal ka soo qaadeen Maleeshiyadii Huwanta, waxayna hadda ciidamadu ku sugan yihiin furimaha hore ee dagaalka, iyadoo ...
DHAGEYSO: Maamulka G Mudug ee Puntland oo ku dhawaaqay war aan farxad galineyn Galmudug & Huwanteeda…
GAALKACYO(PTIMES)- Gudoomiyaha gobalka Mudug ee dawladda Puntland Xasan Abgaalow oo goor dhaweyd la hadlayay Radio Daljir, ayaa sheegay in saaka iyo duhurnimadii maanta ay cutubyada ciidamada Difaaca Puntland weerar culus ...
DAAWASHO XASAASI AH: Dawladda Puntland Oo ku dhawaaqday in aysan Aqoonsaneyn….
Dawladda Puntland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in aysan aqoonsaneyn ciidan la yiraahdo ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed, waxayna sheegtay in Colaaddaha laga hurinayo magaalada Gaalkacyo & ciidamada ay ku ...
DEG DEG+XOGTII U DAMBEYSAY: Wararkii ugu dambeeyey Xaaladda & Khasaarihii dagaalkii ee Gaalkacyo!
GAALKACYO(PTIMES)- Wararkii ugu dambeeyey oo ay Puntlandtimes ka helayso magalaada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dagaalkii galabta ilaa duhurkii ka socday magaaladaas uu geystay khasaare xoog leh oo kala gaaray dhinacyada, ...

« Previous PageNext Page »