News By kooxda

WAR DEG DEG AH+AKHRISO: Dawladda Puntland Oo war deg deg ah soo saartay, Si adagna uga jawaabtay DFS
GAROOWE(PTIMES)- Gollaha Xukuumada ee Puntland ayaa ku dhawaaqay in aysan haba yaraatee dawladda Puntland aqoonsaneyn ciidanka loogu yeero ciidamada Qaranka Soomaaliya, isla markaasna ay ciidamadaas yihiin kuwa deegaano gaar ah ...
WAR DEG DEG AH: Dagaalkii oo xoogeystay & Maleeshiyada Huwanta oo dhabar jabin isku dayaya..
GAALKACYO(PTIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in uu hadda dagaal culus ka socdo Koonfurta magaalada, gaar ahaana meel Koonfur fog uga beegan Laamaha qoracda ...
WAR DEG DEG AH: Ciidamada Puntland oo gudaha u galay Xaafada Baraxley & Wararkii ugu dambeeyey
GAALKACYO(PTIMES)- War deg deg ah oo hadda naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ay cutubyo kamid ah ciidamada Difaaca ee Puntland ay gudaha u galeen Xaafadda Baraxlay, isla ...
WARKII U DAMBEEYEY: Hugunka Madaafiicda Oo si toos ah looga maqlayo Gaalkacyo & Warar soo baxaya
GAALKACOYO(PTIMES) Wararka naga soo gaaraya Jiidaha hore ee dagaalka Gaalkacyo ayaa sheegaya in hugunta madaafiicda culus si toos ah ay goor dhaw haddana uga bilaabatay magaalada Gaalkacyo, waxaana ilaa hadda ...
Warkii ugu dambeeyey ee Dagaalka Gaalkacyo & Hubka culus oo la maqlayo.
GAALKACYO(PTIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in khasaare  uu ka dhashay dagaalkii maanta ka dhacay duleedka Galbeed ee magaalada Gaalkacyo, waxaana la xaqiijiyey dhimashada 3 qof sida ...
Dagaalkii Gaalkacyo Oo xoogeystay & Hubka culus oo la maqlayo
GAALKACYO(PTIMES)- Wariyaasheena kusugan Gaalkacyo ayaa sheegaya in uu xoogeystay dagaal culus oo ka socda Galbeedka Koonfureed ee magaalada Gaalkacyo, kaas oo u dhaxeeya ciidamada Difaaca Puntland & Isbaheysiga DF, Galmudug ...
WAR DEG DEG AH: Rasaas xoogan oo laga maqlayo Galbeedka magaalada Gaalkacyo
GAALKACYO(PTIMES)- Wariyaasheena kusugan magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in u hadda la maqlayo rasaas xoog leh oo ka socota duleedka Galbeed ee Xaafadda Garsoor, waxaana la maqlayaa rasaasta ...
DHAGEYSI XASAASI AH: Dawladda Puntland oo ka hadashay Dagaalkii Al- Shabaab, Galmudug & DFS ku qaaday deegaanka Dhabad
GAROOWE(PTIMES)- Wasiiru dowlaha Xariirka gobalada u qaabilsan Madaxtooyada dawladda Puntland Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji oo la hadlayay Radio Daljir ayaa ka hadlay weerarkii ay Galmudug ku qaaday deegaanka Dhabad oo katirsan ...
DHAGEYSI XASAASI AH: Dawladda Puntland ‘’Gaalkacyo Xalkeeda waa soo dhawaaday, Dulqaadkuna waa dhamaanayaa’’…
GAALKACYO(PTIMES)- Dawladda Puntland ayaa si kulul uga hadashay duulaamada gardarada ah ee lagu wado Shacabka Soomaaliyeed ee gobalka Mudug, kuwaas oo ay sheegtay in ay iska kaashanayaan Isbaheysiga Al- Shabaab, ...
UPDATE: Wararkii Ugu dambeeyey xaaladda magaalada Gaalkacyo
GALKACYO(PTIMES)- Wararkii ugu dambeeyey oo Warsidaha Puntlandtimes kasoo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in ay xaaladdu maanta degan tahay, balse la qabo cabsi dagaal, maadaama saacadihii dhexe ...

« Previous PageNext Page »