News By kooxda

DHAGEYSO XASAASI AH: Dawladda Puntland Oo War deg deg ah kaga dhawaaqday Gaalkacyo,?
GAALKACYO(PTIMES)- Dawladda Puntland ayaa jawaab kulul ka bixisay hadalkii xalay ka soo baxay Kooxda DAMU JADIID Wasiirkooda Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), kaas oo ahaa in ciidamo loo diro magaalada ...
DHAGEYSI XASAASI: Maxay sheegeen Ciidamaddii NISA ee isku dhiibay Puntland?
GAALKACYO(PTIMES)- Sida ay mar dhaw Shir Jaraa’id ku sheegeen Saraakiil kamid ahaa ciidamadii Sirdoonka iyo Nabadsugida ee dawladda Faderaalka Soomaaliya, oo isku soo dhiibay ciidamada Difaaca ee Puntland ayaa sheegay ...
Dawladda Puntland oo soo bandhigtay Askar ka soo goosatay ciidamada DF Soomaaliya
GAALKACYO(PTIMES)- War deg deg ah oo naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa daaha ka rogaya in ay goor dhaw Guddiga Difaaca ee gobalka Mudug ay soo bandhigeen ...
SAWIRRO+WARKII U DAMBEEYEY: Maxjarka Gaalkacyo Oo ay Bulshada Mudug si dardar leh uga qeyb-qaadanayso
GAALKACYO(PTIMES)- Dhismaha Maxjarka weyn ee magaalada Gaalkacyo ayaa soconaya waxaana ka qeyb qaadanaya Waxgarada Gobalka Mudug oo aan u kala harin, waxayna sheegeen in ay ka go’an tahay xaqiijinta Himilada ...
WAR DEG DEG AH: Ahlu Suna Waljameeca oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Isbaheysiga Galmudug & Al- Shabaab, kana qabsatay….
GURICEEL(PTIMES)- War deg deg ah oo naga soo gaaraya magaalada Dhuusa-Mareeb ayaa sheegaya in maleeshiyaad badan oo kamid ah kuwa Ahlu Suna Waljameecah ay ka soo gudbeen magaaladaas, kuwaas oo ...
Faahfaahin ka soo baxaysa dagaalkii ay Galmudug ku qaaday deegaanka Balicad ….
GAALKACYO(PTIMES)- Wararkii ugu dambeeyey oo Warsidaha Puntlandtimes ka soo gaaraya deegaanada Saaxdheer iyo Dhabad ee gobalada Mudug & Galguduud ayaa sheegaya in dib loo celiyey maleeshiyaad kamid ah kuwa Galmuduug ...
AKHRISO: Guddiga Sare ee Difaaca Gobalka Mudug oo war deg deg ah soo saaray
GAALKACYO(PTIMES)- Guddiga Difaaca ee gobalka Mudug oo yeeshay kulan gaar ah ayaa warqad deg deg ah u diray Bangiga dhexe ee dawladda Puntland iyo Wasaaradda Maaliyada, taas oo la xariirta ...
Dagaal culus oo kasocda Bali-Cad ee gobalka Galguduud
SAAXO(PTIMES)- War deg deg ah oo hadda Puntlandtimes ka soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in uu dagaal culus ka soco deegaanka Balicad oo u dhaxeysa Dhabad & Galinsor ee gobalka ...
WARKII U DAMBEEYEY: Maxaa ka socda magaalada Gaalkacyo? Waase Sidee xaaladda Guud?
GAALKACYO(PTIMES)- Xaaladda guud ee magaalad a Gaalkacyo ayaa ka gedisaneyd maanta sidii ay ahayd saacadihii lasoo dhaafay, waxaana daganaansho aan cago ku taagneyn laga dareemayaa goobihii ay dagaaladu ka dhaceen, ...
XOG RASMI AH: Hubkii loogu talo-galay dhismaha ciidamada Qaranka oo loo adeegsaday Puntland & Villa Soomaaliya oo qirtay
MUQDISHO(PTIMES)- Baarayaal caalami ah oo ka socday Qaramada Midowbay ayaa baaritaano ku sameeyey hubka lasiiyo ciidamada dawladda Faderaalka Soomaaliya, kaas oo loogu talo-galey in lagula dagaalamo Al- Shabaab & Kooxaha ...

« Previous PageNext Page »