News By Mohamed Yusuf Yasin

WAR DEG DEG AH: Madaxweyne Gaas maka qeybgalayaa Xafladda Caleema-Saarka Madaxweynaha Soomaaliya?
MUQDISHO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes.com ayaa ogaaday in galinka dambe ee maanta uu magaalada Muqdisho tagi doono Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalmihii u dambeeyey safar ku joogay wadamada ...
UPDATE: Maamulka G Banaadir oo amaro soo rogay & Jidadka oo furan
MUQDISHO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay wali furan yihiin wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, ka dib markii ay Shalay Maamulka gobolka Banaadir ay sheegeen in ...
XOG RASMI AH: Maxaa ka soo baxay Wada hadalo xasaasi ah oo dhexmaray Xildhibaanada DFS ee beelaha Habargidir & Daarood?
MUQDISHO(P-TIMES) – Xildhibaanada labada gole dawladda Faderaalka ee kasoo  jeeda Beelaha Habargidir iyo Daarood ayaa shir xasaasi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaas oo ay uga hadleen xaaladdaha Siyaasadeed ee ...
DEG DEG+AKHRISO: Madaxweynaha HIRSHABEELE oo ku dhawaaqay Liiska Golihiisa Xukuumada
Madaxweynaha dowlada goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa goor dhow ku dhowaaqay golaha wasiirada dowladiisa iyadoo laga sugayay muddo saddex bilood ah. Golaha wasiirada ee la magacaabay ayaa badankood waxa ay ...
DHAGEYSI XASAASI AH: Gudoomiyihii Guddiga Anshaxa & Musuqmaasuqa Doorashadii Muqdisho oo fariin xasaasi u diray M/weyne Farmaajo
MUQDISHO(P-TIMES)- Gudoomiyihii guddiga Anshaxa iyo La dagaalanka Musuqmaasuqa ee doorashadii dhawaan ka dhacday magaalada Muqdisho, ayaa ugu baaqay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya in uu la yimaado waxqabad la taaban karro. Prof, ...
AKHRISO: Somaliland oo diiday amar uga yimid M/weyne Farmaajo, taas bedelkeedana aqbashay Dalab uga yimid Xukuumada Jigjiga, Muxuuse yahay?
HARGEYSA(P-TIMES)- Maamulka Somaliland ayaa diiday dalab uga yimid Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaas oo ahaa in lasii daayo Mulkiilaha Tv-ga Afka Soomaaliga ku hadla ee UNIVERSALTV, kaas ...
WAR DEG DEG AH: Beesha Mudulood oo aqbashay arrin aan lafileyn in ay dhinacooda ka hirgalayso & M/weyne Farmaajo oo ay farxad galisay
MUQDISHO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes.com ayaa ogaaday in siyaasiin iyo Odayaal ka soo jeeda Beesha Mudulood ay ku dhawaaqeen oo ay u geeyeen Madaxweyne Farmaajo balan qaad cad oo ku saabsan in ...
UPDATE: Cabsi laga qabo dagaal ka qarxa duleedka Buuhoodle & Cali Khaliif oo kusugan duleedka magaalada..
BUUHOODLE(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Buuhoodle ee gobalka Cayn ayaa sheegaya in uu banaanbax balaaran ka socdo gudaha magaaladaas, taas oo ay dadweynaha magaaladu ku diidan yihiin in Cali ...
FAALLO XASAASI AH: Maxay tahay siyaasadda Damul jadiid kadib dharbaaxadii ay kala kulmeyn doorashada?
Ururka Damul-jadiid wuxuu dalka maamulayey muddo 4 sano ah wuxuuna noqday ururkii ugu awood badnaa ee soo maray dalka Soomaaliya. Haddaba waxa la ogyahay inay guuldaro weyn kasoo gaartay doorashadii dhawaan ...
DHAGEYSI XASAASI AH: M/weyne Farmaajo oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al- Shabaab, balan qaad cusubna u sameeyey Shacabka Soomaaliyeed
MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shaaca ka qaaday in ay Al- Shabaab abaabulayaan weeraro Argagixiso,sidaas oo kalena ay qaadi karaan talaabo kasta oo ay iskaga horkeeni ...

« Previous PageNext Page »