News By kooxda

TOPNEWS: Howlgalo deg deg ah oo ka socda Boosaaso & Ciidamada Xog oo dheeraad ah helay…
BOOSAASO(P-TIMES) – Ciidamada dawladda Puntland ayaa howlgalo lagu xaqiijinayo amniga iyo daganaanshaha ka wada magaalada Boosaaso, kuwaas oo lagu baadi-goobayo kooxihii ka dambeeyey dil shalay galab ka dhacay gudaha magaaladaas. Ciidamada ...
DHAGEYSO: Diwaangalinta Musharaxiinta Guddoonka Aqalka Sare oo maanta bilaabanaysa, Yaase Sharaxan?
MUQDISHO(P-TIMES)- Guddiga Qaban-qaabada doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa maanta ka bilaabanaysa magaalada Muqdisho, iyadoo ay guddiga howshan wada ay sheegeen in ay Axada todobaadka dambe dhici doonto doorashada ...
XOG RASMI AH: Maxaad kala socotaa Suuqa kala Iibsiga Codadka Xildhibaanada Soomaaliya ee Loolanka Muqdisho & Xildhibaano la kala dhacay?
MUQDISHO(P-TIMES)- Musharaxiinta u taagan Madaxtinimada Soomaaliya ayaa hadda wada qorshe kasta oo ay ku heli karaan codad ay uga gudbaan wareega koowaad ee doorashada Madaxweyne-nimada Soomaaliya, waxaana musharax kastaa uu ...
UPDATE: Wafdi ka socda dawladda Puntland oo ku sii jeeda Goldogob & Warar ka soo baxaya Kufsi dhacay
GAALKACYO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ay degmada Goldogob ee gobalka Mudug maanta ku sii jeedaan wafdi ka socda dawladda Puntland, kuwaas oo halkaas u tagaya ...
DEG DEG+DAAWO: Culumada Puntland oo si adag uga hadlay dhacdadii Kufsiga ee degmada Goldogob
GAROOWE(P-TIMES)- Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo kamid ah Culumada Puntland ee kusugan magaalada Garoowe, ayaa ka hadlay dhacdoodii ugu hadal heynta badneyd ee maalmahan ka taagan mandiqada Puntland oo ah ...
SAWIRRO+WARBIXIN:- Horyaalka Kubbadda cagta Puntland oo meel xasaasi ah maraya
Kulamadii ugu xiisaha badnaa ayaa ka dhacay magaalooyinka waaweyn ee Puntland, kulamadaan oo qayb ka ahaa ciyaaraha Puntland, waxaana ka dhashay natiijooyin aan la filayn. Ciyaarihii dhacay Axaddii ayaa ahaa kuwo ...
DHAGEYSI XASAASI AH: Shariif Xasan Sheekh Aadan oo si adag ugu Hanjabay kooxdii uga guuleystay Doorashadii Muqdisho, Fariin culusna u diray Musharaxiinta qaarkood
BAYDHABO(P-TIMES)- Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo hadda dib uga laabtay rajadiisa Madaxtinimada Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Baydhabo, wuxuuna si adag uga hadlay xaaladdaha Doorashada ka socda magaalada ...
DEG DEG+DHAGEYSI WAREYSI: Guddoonka baarlamaanka faderaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqay go’aamo laxariira Doorashada Madaxweynaha D Faderaalka…
MUQDISHO(P-TIMES)- Gudoomiyaha baarlamaanka Faderaaka ee Soomaaliya Prof, Maxamed Sh Cismaan Jawaari oo Wareysi siiyey Idaacada SBS ee dalka Australia qeybteeda Afka Soomaaliga, ayaa ka hadlay arrimaha doorashada Madaxtinimada ee Soomaaliya. Gudoomiyaha ...
DHAGEYSI XASAASI AH: Guddiga Doorashada Dad-ban oo ku dhawaaqay go’aamo xasaasi ah?
MUQDISHO(P-TIMES) – Guddiga Doorashada Dad-ban ee Soomaaliya ayaa sheegay in asbuuca soo socda ay ka dhamaan doonaan xubnaha taagan ee horay loo soo celiyey iyo kuwa ka dhiman baarlamaanka Faderaalka ...
DHAGEYSI XASAASI AH: Dawladda Puntland maxay ka tiri Kufsi ka dhacay degmada Goldogob ee G Mudug?
GAROOWE(P-TIMES)- Dawladda Puntland ayaa gabi ahaanba diiday in ay Waxgaradka iyo Odayasaha degmada Goldogob ee gobalka Mudug ay xal dhaqmeed ka gaaraan dacwad la xariirta Kufsi si fool xun uga ...

« Previous PageNext Page »