News By kooxda

DHAGEYSI XASAASI AH: Puntland oo Faahfaahin ka bixisey Howlgalo iyo dagaal ka dhacay Buuraleyda Galgala
BOOSAASO(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya buuraleyda Galgala ayaa sheegaya in ay jiraan howlgalo dheeraad ah oo ay sii wadaan maanta ciidamada Difaaca ee Puntland, iyagoo howlgaladan ka ...
DEG DEG+AKHRISO: Guddiga Doorashada Guddoonka Aqalka Sarre oo la shaaciyey, Goorma Ayaase la dooranayaa?
MUQDISHO(P-TIMES)- Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa doortay xubnaha Guddiga qaban-qaabada Doorashada Gudoonka sare ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxayna qaban-qaabinayaan doorashadaas. Xubnahan ayaa ka kooban 6 xubnood, waxaana lagu qeybsaday ...
DEG DEG+AKHRISO: QM oo DHAMBAAL deg deg ah u dirtay Musharaxiinta Madaxweyne-nimada Soomaliya oo dhan
MUQDISHO(P_TIMES)- Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Ketaing ayaa warqad deg deg ah u diray dhamaan musharaxiinta u taagan Madaxweyne-nimada Soomaaliya, waxaana warqaddan ay xambaarsan tahay ...
CIYAARAHA:- Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ee Ay Saaka Oo Isniin Ah Qoreen Wargeysyada Ingariiska.
Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel walba oo aad joogtaan, ku soo dhawaada warbixinteena maalinlaha ah ee aan idin kugu soo gudbino wararkii ugu danbeeyay suuqa kala iibsiga ee ay ...
WAR DEG DEG AH: Afar qof oo lagu dilay xalay duleedka Gaalkacyo & Xiisad dagaal oo taagan..
GAALKACYO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya deegaanka Bandiiradleey ee duleedka magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xalay halkaas dab lagu qabadsiiyey afar wiil oo isku jifo hoosaad ka soo jeeda, waxaana ilaa ...
XOG DEG DEG AH: Yaa wata Musharax Farmaajo, Yaase ka bixinaya Dhaqaalaha Doorashada kugalayo, Musharaxee-se Gaashaanbuursi la leeyahay?
MUQDISHO(P-TIMES)- Musharax Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo horey u soo noqday Ra’iisulwasaaraha dawladdii KMG ahayd ee Soomaaliya ayaa hadda ku jira hardanka Madaxweyne-nimada dalka loogu jiro, waxaana musharax kasta kasoo baxaya ...
LA OGAADAY: Maxaad Ka og tahay Codadka ay kala haystaan Cumar Cabdirashiid Sharmaake & Shariif Sheekh Axmed??
MUQDISHO(P-TIMES)- Hardan adag oo dhanka doorashada ah ayaa ka socda Muqdisho, waxaana Musharaxiinta oo dhan ay codadkooda ugu badan iskugu geynayaan sidii ay u heli lahaayeen Madaxtinimada Soomaaliya, sidaas oo ...
XOG CUSUB: PuntlandTimes oo heshay goorta la qabanayo Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya & Ujeedada dib loogu dhigay?
MUQDISHO(P-TIMES)- Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay isku afgartay in dib loo dhigo mudada doorashada Madaxtinimada ee Soomaaliya, taas oo ay dadweynuhu si weyn isha ugu hayaan, waxaana wararku sheegayaan in ...
UPDATE: Warar cusub oo ay PTIMES ka heshay Isku shaandheynta uu maagan yahay Madaxweynaha Puntland, Goorma ayay dhici doontaa?
GAROOWE(P-TIMES)- Maalmihii ugu dambeeyey waxaa sii kordhayey hadal-heynta ku aadan in uu Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Isbedel ku sameyn doono xubnaha golaha Xukuumadiisa, iyadoo ay Shacaba Puntland ...
UPDATE: Faahfaahin ciidamada Difaaca ee Puntland oo howlgalo ka fuliyey Buuraleyda GALGALA
GALGALA(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ayaa xaqiijinaya in ay ciidamada Difaaca ee Puntland ay howlgalo gaar ah ka fuliyeen deegaanka lagu magacaabo Af-Urur ee kudhaw buuraleyda Galgala, halkaas ...

« Previous PageNext Page »