News By kooxda

XOG RASMI AH: Kulamo xasaasi ah oo dhexmaray Xildhibaanadii codka u diidey Faarax Sh Cabdulqaadir iyo Madaxda DAMU JADIID….
MUQDISHO(P-TIMES)- Kulamo xasaasi ah oo siyaasadeed ayaa xalay oo dhan ka socday Aqalka Madaxtooyada ee Soomaaliya iyo Hoteka Jazeera, waxaana u dhaxeeyey Xildhibaanadii codkooda siin waayay Faarax Sh Cabdulqaadir iyo ...
XOG RASMI AH: Maxaad Ka og tahay Lacagtii ay kusoo baxeen Jawaari, Muudeey & Cawad, Yaase bixiyey, Waasa Meeqa?
MUQDISHO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes.com ayaa baaris ku samaysay lacagtii uu bixiyey Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari, Abdiweli Sh Ibraahim Muudeey & Mahad Cabdalla Cawad taas oo keentay in ay noqdaan Guddoonka ...
WAR DEG DEG AH: Faarax Sh Cabdulqaadir oo si la yaab leh u hadlay, ka dib markii laga guuleystay…
MUQDISHO(P-TIMES)- Xildhibaan Faarax Sh Cabdulqaadir Maxamed oo maanta tartan adag u galay gudoomiye kuxigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya, balse aakhirkii laga guuleystay ayaa si adag ula hadlay mudanayaasha baarlamaanka Faderaalka ...
XOG RASMI AH: RW CCC Sharmaake, Shariif Sh Axmed iyo Shariif Sh Aadan oo ka guuleystay M/weyne Xasan Sh Mohamud, Wax badan Agoow?
MUQDISHO(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee aan caawa ka helayno magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in raga maanta ku guuleystay Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ay dhamaantood ahaayeen musharaxiin ka soo horjeeda qorshaha Qabya ...
XOG DEG DEG AH: Itoobiya oo ku fashilantay Siyaasadda gudaha ee Doorashada Soomaaliya iyo Talaabada ay qaadayso?
MUQDISHO(P-TIMES)- Dawladda Itoobiya walaacii ugu weynaa ayaa waqti xaadirkan soo wajahay, waxaana saameynteeda doorashada Soomaaliya ay noqotay mid soo koobantay oo ay dhinacyo kale uga guuleysteen, waxaana ay maanta u ...
FALANQEYN XASAASI AH: Guul-daradda Faarax Cabdulqaadir maxay uga dhigan tahay M/weyne Xasan Sheekh Maxamuud?
MUQDISHO(P-TIMES)- Faarax Cabdulqaadir Maxamed oo mudadii lasoo dhaafay ahaa saaxiibka koowaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay guuldarro siyaasadeed, taas oo aan horey loo saadalin wax yar ...
WAR DEG DEG AH: Yaa ku guuleystay Jagadii ay ku tartamayeen Farah Sh Abdulkadir iyo Abdiweli Muudeey?
MUQDISHO(P-TMES)- Gudoomiyaha Guddiga KMG ah ee doorashada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay Natiijada rasmiga ah ee doorashada gudoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka Faderaalka, waxaana ku guuleystay Cabdiweli Sh Ibraahim Muudey, isagoo ...
WAR DEG DEG AH: Musharaxiinta kala ah CC Sharmaake & Xassan Sheekh oo arrin aan lafileyn ka dhex sameeyey Hoolka Doorashadu ka socota…
MUQDISHO(P-TIMES)- Musharaxiinta kala ah Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda ah Madaxweynaha waqtigu  ka dhamaaday iyo Ra’iisulwasaarihiisa Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa hadda ku jira hardankii ugu dambeeyey, waxay wadaan dadaal ...
XOG DEG DEG AH: Xaggee aadayaan Codadka Khadiijo M Diiriye iyo Xuseen Ciid?
MUQDISHO(P-TIMES)- Tartan adag ayaa hadda bilaabanaya, waxaana la galayaa wareega labaad ee gudoomiye kuxigeenka baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya, waxaana hadda la bilaabay wareega labaad ee codeynta. Khadiijo M Diiriye waxay si ...
WAR DEG DEG AH: Khadiijo M Diiriye & Siciid Ciid oo tanaasulay & Tartan adag oo bilowday
MUQDISHO(P-TIMES)- Musharaxiinta kala ah Khadiijo Maxamed Diiriye iyo Siciid Xuseen Ciid  oo u tartamayay gudoomiye kuxigeenka kowaad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa khudbad ay hadda ka jeediyeen  Hoolka baarlamaanka Faderaalka, waxay ...

« Previous PageNext Page »