Sports

1

Warbixin: Fernando Torres, Mesut Ozil, Luis Suarez – 10kii Saxiix Ee Ugu Qaalisanaa Ee La Sameeyay Maalinta Deadline Day

Maalinta ugu danbeysa ee suuqa kala iibsiga ayaa la joogaa saaka, iyadoo kooxaha Yurub ka dhisan ay raadinayaan inay dhameystiraan saxiixyadooda ka hor inta uusan

Continue Reading »

Qeybta Sports

maya-1

Wargeyska Daily Mirror Oo Daboolka Ka Qaaday Inusan Wanaagsaneyn Xiriirka Ka Dhaxeeya Macalin Jürgen Klopp Iyo Daniel Sturridge

Sida ay xaqiijinayaan wararka laga helayo gudaha dalka Egland macalinka kooxda Liverpool Jürgen Klopp iyo xidigiisa weerarka kaga ciyaara ee Daniel Sturridge ayaa lagu soo

Continue Reading »

Sports Archives

dalb
Real Madrid Oo Markale Iska Soo Diiday Dalab Kaloo kaga Yimid Chelsea
- Aug 30, 2016
Wargeyska Daily Mirror ayaa wuxuu daboolka ka qaaday In Kooxda Real Madrid ay markale iska soo diiday dalab heshiis amaah ah ay Chelsea kaga dooneysay xiddigeeda James Rodriguez. Kooxda Antonio Conte ...
MILAN, ITALY - MARCH 02:  Marcelo Brozovic of FC Internazionale #77 celebrates after scoring the third goal during the TIM Cup match between FC Internazionale Milano and Juventus FC at Stadio Giuseppe Meazza on March 2, 2016 in Milan, Italy.  (Photo by Claudio Villa - Inter/Inter via Getty Images)
Kooxda Chelsea Oo Qarka U Saaran In Inter Milan Ay Kasoo Qaadato Xiddigeeda Reer Croatia Marcelo Brozovic
- Aug 30, 2016
Inter Milan ayaa ka ogolaatay dhigeeda Chelsea in xidigeeda Marcelo Brozovic ay ka soo gudbiyaan aduun dhan 25 million oo euro, balse xidiga ayaan wali ogaan go’aankiisa kaga aadan dalabka ...
v az
Munir El Haddadi Oo Lagu Waramayo In Uu Tijaabada Caafimaad Uu U Maray Koox Madrid Ka Dhisan
- Aug 29, 2016
Weeraryahanka Barcelona ee Munir El Haddadi ayaa lagu waramayaa in tijaabada caafimaadka uu u maray kooxda Valencia Elundo Deportivo ayaa sheegeysa in hishiiskaas ay Valencia ku dhawaaqayaan maalinta berito ah Lama helin ...
fff
Xiddig Ingiriiska Looga Waashay Oo Heeggan Giliyay Kooxihii Saxiixiisa Doonayay
- Aug 28, 2016
Xiddiga kooxda Monaco ee Fabinho ayaa hoosta ka xariiqay in uusan daaqadda ka saareyn wararka la xariirinaya in xagaagaan u soo wareegayo horyaalka Ingiriiska Laacibkaan 22 sano jirka ah ayaa waxaa ...
Breaki
WAR DEG DEG AH: Madaxweyne kuxigeenka Puntland Oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay…
- Aug 28, 2016
GAALKACYO(PTIMES)- Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland ahna Kusimaha Madaxweynaha Eng Cabdixakiim Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey oo goor dhaweyd Shir Jaraa'id ku qabtay magaalada Gaalkacyo ayaa faahfaahin ka bixiyey arrimaha dawladdu ka ...
qeybdiid
DHAGEYSO: Cabdi Qeybdiid Oo Fariin ku saleysan Saan-Saan colaadeed ee ka jirta Galkacyo u diray….
- Aug 28, 2016
GAALKACYO(PTIMES)- Jeneraal Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo kamid ahaa Qab-qablayaashii dagaal ee Soomaaliya soo maray, kana soo jeeda Koonfurta magaalada Gaalkacyo, qeybna marar badan kasoo qaatay dagaaladii ka jiray gobalka ...
gaadiid
DEG DEG+XOG DHAB AH: Yaa lahaa, Xaggeese loo wadey Gaadiid dagaal oo lagu qabtay magaalada Garoowe?
- Aug 28, 2016
GAROOWE(PTIMES)- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya baabuur dagaal oo lagu qabtay magaalada Garoowe ee caasumada Puntland, kuwaas oo laga soo dajiyey dekeda weyn ee magaalada Boosaaso, lagana soo ...
galm
(DHAGEYSO) Galmudug Oo War cusub soo saartay goor dhaw.
- Aug 28, 2016
GAALKACYO(PTIMES)- Maamulka Koonfurta magaalada Gaalkacyo & magaalada Cadaado kataliya ee Galmudug ayaa sheegay in ciidamo fara badan oo kamid ah kuwa Difaaca ee Puntland la geeyey deegaano ay sheegteen in ...

Next Page »

.

 
/