Uncategorized

SAWIRRO+WARBIXIN:- Horyaalka Kubbadda cagta Puntland oo meel xasaasi ah maraya

Kulamadii ugu xiisaha badnaa ayaa ka dhacay magaalooyinka waaweyn ee Puntland, kulamadaan oo qayb ka ahaa ciyaaraha Puntland, waxaana ka dhashay natiijooyin aan la filayn.

Continue Reading »

Qeybta Uncategorized

SAWIRRO: Tababar uga furmay dalka Ireland dhalinyaradda Soomaaliyeed ee Yurub

Shalay oo taariikhdu ahayd 03-01-2017 waxaa magaalada Dublin ee Dalka Ireland kafurmay tababar lugu xoojinayo dhalinyrda Soomaaliyeed ee Yurub kunool, Tababarkan oo socon doona muddo

Continue Reading »

Uncategorized Archives

Laacibka Asia : Kooxdayda Riyada Waa Arsenal
- Dec 31, 2016
Hogaamiyaha UAE Iyo Kooxda Al Ain Ee Omar Abdurahman ayaa Sheegay inuu jecel yahay aadista Yurub Iyo Kooxda kuciyaarta Emirates Stadium. Markii lawaydiiyay Kooxda uu jecel yahay, haddii uu aado Qaarada ...
WAR DEG DEG AH: Roobab xoog leh ka da’aya meelo kamid ah Puntland & Cimilada oo bedelan.
- Dec 19, 2016
GAROOWE(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee caasumada Puntland ayaa daaha karogaya in ay  roobab lagu diirsaday ka da’een inta badan gobalada Barri,Gardafuu, Nugaal, Karkaar iyo ...
Maxaa ka socda Xarunta baarlamaanka Puntland
- Dec 18, 2016
GAROOWE(P-TIMES)- Xubnaha Gollaha baarlamaanka ee Puntland ayaa buuq uu ka dhex dhacay goor dhaw, iyadoo ay ahayd in ay ansixiyaan Miisaaniyada sanadka 2017-ka oo ay gudbiyeen xubnaha Golaha Xukuumada ee ...
WARKII U DAMBEEYEY: Kulan Xasaasi ah oo u socda Gaas, Camey & Sharmaake, Maxaase looga hadlayaa?
- Dec 15, 2016
MUQDISHO(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya ayaa sheegaya in ay kulamo xasaasi ah u socdaan Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ...
DHAGEYSI XASAASI AH: Yaa ka dambeeyey weerarkii lagu qaaday Taliye kuxigeenka Booliska Puntland oo Boosaaso lagu dhaawacay?
- Dec 15, 2016
BOOSAASO(P-TIMES)- Taliska ciidamada Booliska Puntland ee gobalka Barri ayaa sheegay in ay baaris ku hayaan cidii ka dambeysay dhaawaca loo geystay taliye kuxigeenkii ciidamada Booliska Puntland oo lagu dhaawacay saaka ...
UPDATE: Madaxweynaha Puntland oo ka dhoofaya magaalada Garoowe iyo Ujeedada socdaalkiisa
- Dec 15, 2016
GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka dhoofay madaarka magaalada Garoowe, isagoo kusii jeeda magaalada Muqdisho oo ay hadda ka socdaan Ole-ole adag oo siyaasadeed, kaas oo ...
XOG CUSUB+AKHRISO: Maxaa hor taagan in ay horay u socdaan Wada hadalada Gaalkacyo & Warar cusub?
- Dec 14, 2016
GAALKACYO(P-TIMES)- Puntland & Galmudug ayaa magacaabay guddiyo loogu talogalay in ay ka shaqeeyaan sidii nabad iyo daganaansho looga hirgalin lahaa magaalada Gaalkacyo oo ay labada dhinac ku dagaalameen bilihii October ...
DHAGEYSI XASAASI AH: Madaxweyne Gaas oo Dardaaran adag u jeediyey xubnaha Labada DFS u matali doona gobalada Puntland
- Dec 13, 2016
GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo la hadlayey xubnaha labada Aqal ee dawladda Faderaalka uga wakiilka noqonaya Puntland ayaa si adag ula dardaarmay, wuxuuna ka hadlay ...

Next Page »