Uncategorized

WARBIXIN MUHIIM AH: Wariye Soomaaliyeed oo bilaabay Fikrad ay dad badan Soo dhaweeyeen, Waase Kumma?

GAROOWE(P-TIMES) – Wariye Ibraahin Muuse Dahraan (Wadani) oo kamid ah Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed, gaar ahaana Puntland ayaa soo bandhigay Aragti ay si weyn ula dhaceen

Continue Reading »

Qeybta Uncategorized

DHAGEYSO+AKHRISO: Guddiga Doorashooyinka Faderaalka ee Puntland oo u yeeray Ergooyinka dooranaya 12 Xildhibaan, Waase kuwee Beelahaasi?

GAROOWE(P-TIMES)- Guddiga Doorashooyinka Dad-ban ee Soomaaliya, qeybtooda Puntland ayaa shir Jaraa’id oo ay goor dhaw qabteen waxay uga hadleen xaaladda doorashada iyo Xulida Ergooyinka mid

Continue Reading »

Uncategorized Archives

DAAWO XASAASI AH: Madaxweyne Gaas oo si kulul uga jawaabay Su’aalo ay is weydiinayaan Shacabka Puntland?
- Oct 30, 2016
BOOSAASO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka jawaabay su’aalo ay is weydiinayaan Shacabka mandiqada Puntland, kuwaas oo ku saleysan arrimaha ka jira gudaha Puntland & Safaradiisan ...
SAWIRRO: C/xakiin Axmed Xaashi oo ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan Xilka Madaxtinimo ee Soomaaliya.
- Oct 27, 2016
C/xakiin Axmed Xaashi oo ka mid ah Mulkiilayaasha Shirkada Iftin Bank ayaa Maanta Garowe ka dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan Xilka Madaweynaha Soomaaliya ee 2016-2019 kadib Markii uu ...
SAWIRRO: Mid kamid ah Beelaha Puntland oo Cabasho ka muujisay Habraaca Doorashada Aqalka Hoose…
- Oct 23, 2016
Nabadoonada iyo Odayaasha Beesha Cali Saleeban ayaa Shir jaraa,id oo ay maanta ku qabteen Garowe ku sheegaay in la baalmaray Habraaca Doorashooyinka Dad-ban ee Soomaaliya. Nabadoonada beesha Cali Saleeban ayaa sheegay ...
SAWIRRO: Shirka Jaaliyaddaha Puntland oo ka furmay Dalka Sweden, Maxaase looga hadlayaa?
- Oct 22, 2016
BORLANGE(P-TIMES)- Shirweynaha Dallada ay ku mideysan yihiin Qurba-Joogta Puntland ee loo yaqaano PEDAN ayaa ka furmay dalka Sweden, gaar ahaana magaalada Borlange, waxaana ka qeybgalaya xubno ka socda Daladda & ...
TOPNEWS: Rugcadaa Siyaasadeed oo looga guuleystay Hanashada Kursiga Aqalka Sare ee DFS
- Oct 19, 2016
KISMAAYO(P-TIMES)- Wasiirkii hore ee Difaaca Soomaaliya Prof, Maxamed Cabdi Gaandi ayaa looga guuleystay hardan adag oo ku aadan Hanashada kursiga Aqalka Sare ee uu kasoo gali lahaa dhinaca Jubbaland, waxaana ...
Habka Ugu Fudud Ee Lamaantaada U Farxad Gilin Karto , Haddii Arimahaan Aad U Sameyso Indho Aan Adiga Aheyn Ma Yeelaneyso
- Oct 17, 2016
Ragga qaarkii ayaa u haysta in ka qoslinta iyo farxad gilinta haweenkooda tahay arin adag ama mustaxiil ah ee ninyahoow ogoow arimo yar ayaa farxadda haweeneyda kor u qaadaya, waa ...
Daawo Asma Love oo Waraysigii u Horeeyey Bixisay Guurka Furinle Kadib
- Oct 17, 2016
Fanaanada caanka ah ee  Asma Love aya waraysigii koowad bixisay guurka Furinle kadib iyado Barnamij faneedka HCTV lagu so casuumay. Waraysigan oo dhinacyo badan taabanayay ayaanu idiin soo koobnay waxanad ...
Daawo:Actorka Ku Jiray Filmka Captian Phillips Ee Barkhad C/raxmaan Oo Soo Dhigay Film Cusub
- Oct 17, 2016
Film cusub oo lagu magacaabo A Stray, ayaa laga daawan doonayaa shineemooyinka maanta, kaasoo ka hadlaya nolosha Soomaalida Minneapolis. Waxaana dhigaya actarka ku jira Captian Phillips ee Barkhad Abdirihman iyo ...

« Previous PageNext Page »