Wararka Dalka

AKHRISO+XOG SUGAN: Faahfaahin ka soo baxaysa qaraxyo laga maqlay Buuraleyda Galgala iyo Warar cusub…

GALGALA(P-TIMES)- Ciidamada Difaaca ee Puntland kuna sugan Buuraleyda Galgala ayaa fashiliyey qaraxyo lagu aasay wadada isku xirta Galgala & Boosaaso, ee dhinaca rafka ah, xili

Continue Reading »

Qeybta Wararka Dalka

UPDATE:- Wararkii ugu dambeeyey ee Gaalkacyo iyo xiisad taagan wali

GAALKACYO(PTIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ay wali jirto xiisad dagaal oo kataagan gudaha Suuqa magaalada, sidaas oo

Continue Reading »

Wararka Dalka Archives

XOG CUSUB+AKHRISO: PTIMES oo heshay Jadwalka Beesha Caalamka u dajisay doorashada Soomaaliya…
- Nov 29, 2016
MUQDISHO(P-TIMES)- Wakiilada caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa dajiyey Jadwal cusub oo kama dambeys u ah doorashada Soomaaliya oo lafilayey in ay dhacdo November 30-keeda balse ilaa hadda aan waxba ka ...
TOPNEWS: RW Sharmaake oo si deg deg ah ugu soo laabanaya Muqdisho, ka dib markii arrin soo korortay….
- Nov 29, 2016
MUQDISHO(P-TIMES)- Ra’iisulwasaaraha dawladda Faderaalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa si deg deg ah saaka ugu soo laabanaya caasumada Soomaaliya, isagoo soo gaabinaya safar uu ku tagi lahaa wadamada Carbeed qaar ...
WAR DEG DEG AH: Ciidamada Puntland oo kaabiga ku haya Qandala Iyo PTIMES oo xog heshay…
- Nov 29, 2016
QANDALA(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Qandala ee gobalka Bari ayaa sheegaya in cutubyo kamid ah ciidamada badda ee Puntland iyo kuwa dhulka ay hadda gudaha ugu jiraan qeybo kamid ...
SAWIRRO: Faahfaahin ku saabsan Wiil u dhashay Soomaaliya oo dil ka geystay Jaamacad ku taala dalka Mareykanka
- Nov 29, 2016
MN(P-TIMES)- Wararka ka imaanaya dalka Mareykanka waxay sheegayaan in nin Soomaali ah uu weeraray jaamacadda Ohio halkaa oo uu ku dhaawacay sideed ruux kahor inta aan la dilin. Ninka oo da’diisa ...
XOG HOOSE: DAMU JADIID oo la kulantay dhabar jab aysan fileyn & Rajadooda oo hoos u dhacday
- Nov 29, 2016
MUQDISHO(P-TIMES)- Rajada Kooxda DAMU JADIID ee kusaleysan Hogaaminta markale ee Soomaaliya ayaa hoos u dhacday, waxaana arrinta laga dareemayaa magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya. Kooxdan ayaa maalmihii ugu dambeeyey galaangal siyaasadeed ...
WARKII U DAMEEYEY: Warar cusub oo naga soo gaaraya Gaalkacyo.
- Nov 29, 2016
GAALKACYO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkscyo ayaa sheegaya in ay degan tahay xaaladda magaalada Gaalkacyo, isla markaasna aysan ilaa hadda jirin wax rasaas ah oo laga maqlayo aagaga kala ...
TOPNEWS:- Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo ku dhawaaqey War deg deg ah,kuna saabsan Doorashada M/weynaha
- Nov 28, 2016
Gudiga doorashooyinka dadban ee Heer Federaal ayaa ka hadlay arimo badan oo la xiriira doorashada madaxweynaha Soomaaliya iyo doorashada xildhibaanada aqalada hoose iyo sare ee baarlamaanka. Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka dadban Cumar ...
FALANQEYN XASAASI AH: Joojinta Doorashada Garoowe iyo Saameynta Siyaasadeed ee uu yeelan doono…
- Nov 28, 2016
GAROWE(P-TIMES)- Xukuumadda Puntland ayaa go'aansatay jn lahakiyo arrimaha Doorashooyinka Aqalka Hoose ee ka socdey magaaladda Garoowe, maalin markii uu Madaxweynaha Puntland walaac kamuujiyey sida loo maamulay xubnaha labada Aqal ee ...

« Previous PageNext Page »