Wararka Dalka

AKHRISO: Waa kuwee Madaxda ka qeybgalaysa Caleema Saarka Madaxweyne Farmaajo.

Madaxweyne Farmaajo ayaa bari lagu caleemo saari doonaa Muqdisho waxaana la filayay iney madax badan kasoo muuqdaan xaflada balse waxaase durba muuqata in madaxda qaar

Continue Reading »

Qeybta Wararka Dalka

XOG XASAASI AH: Ma laga maarmi karay Xafladda Caleema-Saarka M/weyne Farmaajo, Xili Abaaro baahsan ay jiraan & Kharashka ku baxaya Meeqa dhan yahay?

MUQDISHO(P-TIMES)- Shacabka Soomaaliyeed ayaa filayey in hoos loo dhigo oo laga gudbo Nidaamka kudhisan Qaabka laga gudbay ee Caleema-Saarka Hogaamiyaasha Africada Madobay ay caanka ku

Continue Reading »

Wararka Dalka Archives

DHAGEYSO+SAWIRRO: Dawladda Puntland oo si adag uga jawaabtay Eedeyn loo jeediyey Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Puntland
- Feb 21, 2017
GAROOWE(P-TIMES)- Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Puntland ayaa si adag uga jawaabtay warbixino laga baahiyey oo sheegayay in ay qeybisay daawo xoolaad dhacday oo lagu talaalay xoolaha Puntland, taas oo ay ...
XOG RASMI AH: Siyaasi loo badinayo In loo magacaabo R/wasaaraha Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho & Amnigiisa oo ay la wareegen ciidamada DFS.
- Feb 21, 2017
MUQDISHO(P-TIMES)- Isbedel weyn ayaa ku yimid Sadaasha xilka Ra’iisul wasaaraha  saacadihii lasoo dhaafay kadib markii ay Ahlu Sunna usoo ruuqaansatay Muqdisho, waxaana soo gaaray magaaladaas wakiilo ka socda dhinacyada kala ...
DEG DEG+AKHRISO: Mid kamid ah Wasiiradda DF Soomaaliya oo si adag uga hor yimid go`aan ka soo baxay M/weyne Farmaajo
- Feb 21, 2017
Madaxweyne Farmaajo ayaa dhawr jeer ku celceliyey inuu Boqol kun oo Dollar siin doono ciddii soo sheegto aqbaar ku saabsan qaraxyada Al-Shabaab iyo meelaha laga soo abaabulo. Haddaba waxaa arrintaas kasoo horjeestay ...
XOG RASMI AH: M/weyne Farmaajo oo dalab xasaasi ah u diray Madaxda dawlad gobaleedyada oo dhan..
- Feb 21, 2017
MUQDISHO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes.com ayaa ogaaday in uu shir khaas ah u iclaamiyey Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxda dawladdaha xubnaha ka ah dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, kuwaas oo ...
WAR DEG DEG AH: Madaxweyne Gaas maka qeybgalayaa Xafladda Caleema-Saarka Madaxweynaha Soomaaliya?
- Feb 21, 2017
MUQDISHO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes.com ayaa ogaaday in galinka dambe ee maanta uu magaalada Muqdisho tagi doono Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalmihii u dambeeyey safar ku joogay wadamada ...
UPDATE: Maamulka G Banaadir oo amaro soo rogay & Jidadka oo furan
- Feb 21, 2017
MUQDISHO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay wali furan yihiin wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, ka dib markii ay Shalay Maamulka gobolka Banaadir ay sheegeen in ...
XOG RASMI AH: Maxaa ka soo baxay Wada hadalo xasaasi ah oo dhexmaray Xildhibaanada DFS ee beelaha Habargidir & Daarood?
- Feb 21, 2017
MUQDISHO(P-TIMES) – Xildhibaanada labada gole dawladda Faderaalka ee kasoo  jeeda Beelaha Habargidir iyo Daarood ayaa shir xasaasi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaas oo ay uga hadleen xaaladdaha Siyaasadeed ee ...
DEG DEG+AKHRISO: Madaxweynaha HIRSHABEELE oo ku dhawaaqay Liiska Golihiisa Xukuumada
- Feb 20, 2017
Madaxweynaha dowlada goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa goor dhow ku dhowaaqay golaha wasiirada dowladiisa iyadoo laga sugayay muddo saddex bilood ah. Golaha wasiirada ee la magacaabay ayaa badankood waxa ay ...

« Previous PageNext Page »