Wararka Maanta

UPDATE:- Waa sidee saaka xaaladda Magaalada Gaalkacyo

GAALKACYO(PTIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ay degan tahay xaalada magaalada, balse ay jiraan rasaas mararka qaarkood laga maqlayo galbeedka iyo

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

SAWIRRO+TOPNEWS: Xaaladdihii u dambeeyey Gaalkacyo & Suuqa weyn oo meel kasta Ciid Difaac ah lagu jaray…

GAALKACYO(P-TIMES) – Wariyaasha Puntlandtimes.com ee magaalada Gaalkacyo oo booqday Suuqa weyn ee magalaadaas ayaa soo arkay jidadka waa weyn ee soo gala Suuqa, kana yimaada

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

SAWIRRO+AKHRISO: QM oo amaro cusub dul-dhigtay Madaxda dawladda Faderaalka, ka dib kulan xasaasi ah oo galabtay dhacay…
- Nov 29, 2016
MUQDISHO(P-TIMES)- Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating ayaa shir gaar ah duhurnimadii maanta iskugu yeeray Madaxda dawladda Faderaalka, gaar ahaana Madaxweynaha, Ra`iisulwasaaraha & Gudoomiyaha baarlamaanka ...
WARKII U DAMBEEYEY: Ciidamada Puntland oo gudaha Qandala kusugan & Faahfaahin ku saabsan howlgalka xoreynta Qandala…
- Nov 29, 2016
QANDALA(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Qandala ee gobalka Barri ayaa cadeynaya in ay ciidamada Puntland oo Isniintii shalay ahayd ka baxay duleedka Boosaaso ay subaxnimadii hore ee saaka gaareen ...
XOG FAAHFAAHSAN: Muxuu aaminsanaa Wiilkii Soomaaliga ahaa ee weeraray Jaamacadda Mareykanka kutaala, Muxuuse ku qoray Facebook-giisa?
- Nov 29, 2016
MN(P-TIMES) – Warbaahinta Reer galbeedka ayaa si aad u buun-buunisey wararka ku saabsan wiil u dhashay asalkiisa Soomaali, balse haysta dhalashada dalka Mareykanka oo xalay weerar ku qaaday Jaamacad uu ...
AKHRISO+XOG SUGAN: Faahfaahin ka soo baxaysa qaraxyo laga maqlay Buuraleyda Galgala iyo Warar cusub…
- Nov 29, 2016
GALGALA(P-TIMES)- Ciidamada Difaaca ee Puntland kuna sugan Buuraleyda Galgala ayaa fashiliyey qaraxyo lagu aasay wadada isku xirta Galgala & Boosaaso, ee dhinaca rafka ah, xili ay ciidamadu ku jireen howlgaladooda ...
UPDATE:- Wararkii ugu dambeeyey ee Gaalkacyo iyo xiisad taagan wali
- Nov 29, 2016
GAALKACYO(PTIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ay wali jirto xiisad dagaal oo kataagan gudaha Suuqa magaalada, sidaas oo kalena ay wali xaniban yihiin ...
XOG CUSUB+AKHRISO: PTIMES oo heshay Jadwalka Beesha Caalamka u dajisay doorashada Soomaaliya…
- Nov 29, 2016
MUQDISHO(P-TIMES)- Wakiilada caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa dajiyey Jadwal cusub oo kama dambeys u ah doorashada Soomaaliya oo lafilayey in ay dhacdo November 30-keeda balse ilaa hadda aan waxba ka ...
TOPNEWS: RW Sharmaake oo si deg deg ah ugu soo laabanaya Muqdisho, ka dib markii arrin soo korortay….
- Nov 29, 2016
MUQDISHO(P-TIMES)- Ra’iisulwasaaraha dawladda Faderaalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa si deg deg ah saaka ugu soo laabanaya caasumada Soomaaliya, isagoo soo gaabinaya safar uu ku tagi lahaa wadamada Carbeed qaar ...
WAR DEG DEG AH: Ciidamada Puntland oo kaabiga ku haya Qandala Iyo PTIMES oo xog heshay…
- Nov 29, 2016
QANDALA(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Qandala ee gobalka Bari ayaa sheegaya in cutubyo kamid ah ciidamada badda ee Puntland iyo kuwa dhulka ay hadda gudaha ugu jiraan qeybo kamid ...

« Previous PageNext Page »