Wararka Maanta

AKHRISO: Somaliland oo diiday amar uga yimid M/weyne Farmaajo, taas bedelkeedana aqbashay Dalab uga yimid Xukuumada Jigjiga, Muxuuse yahay?

HARGEYSA(P-TIMES)- Maamulka Somaliland ayaa diiday dalab uga yimid Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaas oo ahaa in lasii daayo Mulkiilaha Tv-ga Afka Soomaaliga

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

WAR DEG DEG AH: Beesha Mudulood oo aqbashay arrin aan lafileyn in ay dhinacooda ka hirgalayso & M/weyne Farmaajo oo ay farxad galisay

MUQDISHO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes.com ayaa ogaaday in siyaasiin iyo Odayaal ka soo jeeda Beesha Mudulood ay ku dhawaaqeen oo ay u geeyeen Madaxweyne Farmaajo balan qaad

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

UPDATE: Cabsi laga qabo dagaal ka qarxa duleedka Buuhoodle & Cali Khaliif oo kusugan duleedka magaalada..
- Feb 20, 2017
BUUHOODLE(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Buuhoodle ee gobalka Cayn ayaa sheegaya in uu banaanbax balaaran ka socdo gudaha magaaladaas, taas oo ay dadweynaha magaaladu ku diidan yihiin in Cali ...
FAALLO XASAASI AH: Maxay tahay siyaasadda Damul jadiid kadib dharbaaxadii ay kala kulmeyn doorashada?
- Feb 20, 2017
Ururka Damul-jadiid wuxuu dalka maamulayey muddo 4 sano ah wuxuuna noqday ururkii ugu awood badnaa ee soo maray dalka Soomaaliya. Haddaba waxa la ogyahay inay guuldaro weyn kasoo gaartay doorashadii dhawaan ...
DHAGEYSI XASAASI AH: M/weyne Farmaajo oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al- Shabaab, balan qaad cusubna u sameeyey Shacabka Soomaaliyeed
- Feb 20, 2017
MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shaaca ka qaaday in ay Al- Shabaab abaabulayaan weeraro Argagixiso,sidaas oo kalena ay qaadi karaan talaabo kasta oo ay iskaga horkeeni ...
XOG XASAASI AH: YAA KA DAMBEEYA QARAXYADA MUQDISHO? YAASE AMNIGA GACANTA KU HAYA?
- Feb 20, 2017
MUQDISHO(P-TIMES)- Shaki kama taagna in Isbedelada Siyaasadeed ay ku milmeen ciidamada kala duwan ee Soomaaliya oo ah kuwa liita xagga sugida Amniga iyo ku dhex milanka Siyaasadda kala guurka ah ...
FALANQEYN XASAASI AH: Dawladda M/weyne Farmaajo oo ku dhawaaqday qorshe aad maalmo kooban Maalqabeen ku noqon karto & Halis ka dhalan karta?
- Feb 20, 2017
MUQDISHO(P-TIMES)- Wax yar markii uu dhacay weerar qarax ah oo ay ku dhinteen in ka badan 38 qof oo u badan Haween & Caruur Suuq kuyaala degmada Waaberi ee magaalada ...
Xog Muhiim ah: Siyaasi heysta warqad uu Farmaajo u saxiixay oo ah inuu u magacaabi doono Ra’iisul wasaaraha cusub?
- Feb 20, 2017
MUQDISHO(P-TIMES)- Wali waxaa taagan dooda cida noqon doonta Ra’iisul wasaaraha cusub ee Somalia, dadka oo dhan waxaa ay sugayaan magaca qof Hawiye ah oo qaata xilkaas laakiin kumuu noqon doonaa ...
DEG DEG+FAAHFAAHIN: Qarax lala beegsaday gurri ku dhaw Aqalka Madaxtooyada HIRSHABELLE ee magaalada Jowhar
- Feb 20, 2017
JOWHAR(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee gobalka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in qarax lagu weerary goor dhaw oo saaka ah gurri ay daganayeen masuuliyiin katirsan maamulka HirShabeelle, laakiin ...
AKHRISO: M/weyne Farmaajo oo goor dhaw Muqdisho uga dhawaaqay arrin cusub, booqdayna Isbitaalada
- Feb 19, 2017
Madaxweyne Farmaajo oo caawa isbitaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada dadkii ku dhintay qaraxii maanta ka dhacay Suuq ku yaalla degmada Wada-jir ayaa sheegay in dowladda ay wax u qaban doonto, ...

« Previous PageNext Page »