Wararka Maanta

DHAGEYSI XASAASI AH: Shariif Xasan Sheekh Aadan oo si adag ugu Hanjabay kooxdii uga guuleystay Doorashadii Muqdisho, Fariin culusna u diray Musharaxiinta qaarkood

BAYDHABO(P-TIMES)- Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo hadda dib uga laabtay rajadiisa Madaxtinimada Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Baydhabo, wuxuuna si adag uga hadlay

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

DEG DEG+DHAGEYSI WAREYSI: Guddoonka baarlamaanka faderaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqay go’aamo laxariira Doorashada Madaxweynaha D Faderaalka…

MUQDISHO(P-TIMES)- Gudoomiyaha baarlamaanka Faderaaka ee Soomaaliya Prof, Maxamed Sh Cismaan Jawaari oo Wareysi siiyey Idaacada SBS ee dalka Australia qeybteeda Afka Soomaaliga, ayaa ka hadlay

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

DHAGEYSI XASAASI AH: Guddiga Doorashada Dad-ban oo ku dhawaaqay go’aamo xasaasi ah?
- Jan 16, 2017
MUQDISHO(P-TIMES) – Guddiga Doorashada Dad-ban ee Soomaaliya ayaa sheegay in asbuuca soo socda ay ka dhamaan doonaan xubnaha taagan ee horay loo soo celiyey iyo kuwa ka dhiman baarlamaanka Faderaalka ...
DHAGEYSI XASAASI AH: Dawladda Puntland maxay ka tiri Kufsi ka dhacay degmada Goldogob ee G Mudug?
- Jan 16, 2017
GAROOWE(P-TIMES)- Dawladda Puntland ayaa gabi ahaanba diiday in ay Waxgaradka iyo Odayasaha degmada Goldogob ee gobalka Mudug ay xal dhaqmeed ka gaaraan dacwad la xariirta Kufsi si fool xun uga ...
DHAGEYSI XASAASI AH: Puntland oo Faahfaahin ka bixisey Howlgalo iyo dagaal ka dhacay Buuraleyda Galgala
- Jan 16, 2017
BOOSAASO(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya buuraleyda Galgala ayaa sheegaya in ay jiraan howlgalo dheeraad ah oo ay sii wadaan maanta ciidamada Difaaca ee Puntland, iyagoo howlgaladan ka ...
DEG DEG+AKHRISO: Guddiga Doorashada Guddoonka Aqalka Sarre oo la shaaciyey, Goorma Ayaase la dooranayaa?
- Jan 16, 2017
MUQDISHO(P-TIMES)- Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa doortay xubnaha Guddiga qaban-qaabada Doorashada Gudoonka sare ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxayna qaban-qaabinayaan doorashadaas. Xubnahan ayaa ka kooban 6 xubnood, waxaana lagu qeybsaday ...
DEG DEG+AKHRISO: QM oo DHAMBAAL deg deg ah u dirtay Musharaxiinta Madaxweyne-nimada Soomaliya oo dhan
- Jan 16, 2017
MUQDISHO(P_TIMES)- Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Ketaing ayaa warqad deg deg ah u diray dhamaan musharaxiinta u taagan Madaxweyne-nimada Soomaaliya, waxaana warqaddan ay xambaarsan tahay ...
WAR DEG DEG AH: Afar qof oo lagu dilay xalay duleedka Gaalkacyo & Xiisad dagaal oo taagan..
- Jan 16, 2017
GAALKACYO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya deegaanka Bandiiradleey ee duleedka magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xalay halkaas dab lagu qabadsiiyey afar wiil oo isku jifo hoosaad ka soo jeeda, waxaana ilaa ...
XOG DEG DEG AH: Yaa wata Musharax Farmaajo, Yaase ka bixinaya Dhaqaalaha Doorashada kugalayo, Musharaxee-se Gaashaanbuursi la leeyahay?
- Jan 16, 2017
MUQDISHO(P-TIMES)- Musharax Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo horey u soo noqday Ra’iisulwasaaraha dawladdii KMG ahayd ee Soomaaliya ayaa hadda ku jira hardanka Madaxweyne-nimada dalka loogu jiro, waxaana musharax kasta kasoo baxaya ...
LA OGAADAY: Maxaad Ka og tahay Codadka ay kala haystaan Cumar Cabdirashiid Sharmaake & Shariif Sheekh Axmed??
- Jan 16, 2017
MUQDISHO(P-TIMES)- Hardan adag oo dhanka doorashada ah ayaa ka socda Muqdisho, waxaana Musharaxiinta oo dhan ay codadkooda ugu badan iskugu geynayaan sidii ay u heli lahaayeen Madaxtinimada Soomaaliya, sidaas oo ...

« Previous PageNext Page »