WAR DEG DEG AH:- RW Sharmaake oo berri kadagaya Puntland.

Wararka naga soo gaaraya Xaafiiska Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in safar deg deg ah uu Raysalwasaare Sharmaake kusoo gaarayo gobalada uu kasoo jeedo ee Puntland.

Raysalwasaaraha ayaa ka dagaya magaalada Qardho wuxuuna halkaas kula kulmayaa waxgaradka iyo qeybaha bulshada, sidaas oo kale wuxuu la kulmi doonaa Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse.

Sharmaake ayaa kamid ah ragga loolanka adag ugu jira tartanka doorashada Soomaaliya, waxayna booqashadan tahay mid kamid ah Hardanka adag ee bisha October qabsoomaya.

ISHA KU HAAY WARARKEENA DAMBE.

Share on Facebook

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. mohamud m ali. ku magac dheer,,,,libaax says:

    ku dheh puntland baa ku soo dirtay villa somaliya adaa iska leh 4 sano sheekada saa weeye kusii wad mashee xasan sheekh hays tay 4 sano xoog,,,,marka hore puntland galkacyo isbitaalka u dhis saaxiib,,ina adeer baan nah nay,,waan kuu doodi jiray qof wal oo wax kaa sheega meeqaa dhax day somali oo villa somali is ka jeefay

  2. mohamud m ali. ku magac dheer,,,,libaax says:

    alla wuxuu noo mooday noqon yaal war ku laabo muqdisho,, markii aad wa reer tid baa soo xasuu satay puntland iyo shacab keeda xisaab diyaar ma u tahay lacag aad soo aruur satay ee dhinaca kale ku gu ee dee yeen wax naga sii isbilaat wey noo dhis madax weynaha somalia adigaa ah bax qabso villa somalia




.

 
/