| Garoowe: --°C
[adinserter block="1"]

Shaqaale SalamAir ah Ee dalka Cumaan Oo Lagu Garaacay Garoonka Aadan Cadde, Dhacdada oo Su’aalo Ka Dhalisay Amniga Garoonka.

Posted By

Abshir Ahmed

Posted On

September 7, 2026

MUQDISHO — Muuqaal ay heshay Puntland Times ayaa muujinaya dhacdo rabshado wata oo gudaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ku dhex martay shaqaale ajaanib ah oo ka tirsan shirkadda diyaaradaha SalamAir ee dalka Cumaan iyo dhinacyo kale oo goobta ku sugnaa.

Muuqaalka ayaa muujinaya shaqaalaha diyaaradda oo lagu garaacayo gudaha garoonka, taasoo dhalisay su’aalo iyo walaac ku saabsan amniga garoonka, badqabka shaqaalaha ajaanibta ah iyo habka loo maareeyo dhacdooyinka rabshadaha wata ee ka dhaca gudaha garoonka.

 

Ilaa hadda, lama xaqiijin sababta rasmiga ah ee dhalisay dhacdadan, cidda ku lug lahayd ama haddii ay jiraan shaqsiyaad loo qabtay falka.

[adinserter block="9"]
[adinserter block="10"]

La Wadaag Warka


WhatsApp
Facebook
X
LinkedIn
Telegram

Wararkii Ugu Dambeeyay


Editor's Pick


Warar La Xiriira