DEGDEG: Ciidamada PMPF oo soo furtay markab shidaal oo muddo bil ah burcad-badeed haysteen MUDUG, Soomaaliya — Sebteembar 25, 2026: Ciidamada Badda Puntland ee PMPF ayaa maanta hawlgal ka dhan ah koox burcad-badeed ah ka fuliyay xeebaha gobolka Mudug, iyagoo gacanta ku dhigay markabka shidaalka qaada ee MT SIBU1, kaas oo muddo ka badan hal […]