| Garoowe: --°C
[adinserter block="1"]

Dowlada Uk oo xaqootiga magan galyo siineysa

Posted By

Puntland Times

Posted On

September 28, 2026

Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday in qaabilayso qaxoontida, iyada oo dadka dalkaas doonaya u furaysa jid ammaan ah, sida ay shir-jaarid ku sheegtey Xoghayaha Arrimaha-gudaha Shabana Maxamuud oo xustay in ay si gaar ah u soo dhoweynayaan gabdhaha.

Wasiirku waxa ay sheegtey in nidaamyo kala duwan dadka lagu qaabilayo oo ay ku jirto; ka-faale qaad qoys (sponsorship), ka-faale qaad arday, waxa kale oo la furi doonaa nidaam dib-u-dejin oo ay badhi taarayso Qaramada Midoobey.

Boqortooyadu waxa ay sheegtey in ay tan kaga hortegeyso tahriibka ayna albaabadeeda u furayso magangelyo-doonka gaar ahaan dadka Falastiin & Afgaanistaan.

[adinserter block="9"]
[adinserter block="10"]

La Wadaag Warka


WhatsApp
Facebook
X
LinkedIn
Telegram

Wararkii Ugu Dambeeyay


Editor's Pick


Warar La Xiriira